Daqiiq ayaan soo iibsaday 200 oo haaf ah coskedu calaa xabo uu yahay $12 markaan ku daro xamaalka iyo noolka gaadhiga wuxuu igu soo fadhiisaneysa$12.8 calaa haaf venderkii ig iibiyey wuxuu lacag dhan iga qaaday 200*12=2400 coska ay igu joogta weeye Alaabtu. noolkii iyo xamaalkii aan kabixyey expences ahaan iiga baxeen oo maraacayan Alabtii coska ay igu jogeen anigoo dusha kaga dalacda mooye xaga steamka markaa khaanad ayaa jirta layidhaahdo Inventory information oo kuu sheegeysa cost alaabtu kugu taagan tahay iyo inataad siinayso markaa khaanada coska ma kaga dalici karaa xamalkii iyo noolkii gaadhiga
0