Madasha QuickBooks Online : Suaalo iyo Jawaabo

Welcome!

This community is for professionals and enthusiasts of our products and services.
Share and discuss the best content and new marketing ideas, build your professional profile and become a better marketer together.

0

QUICKBOOK ONLINE-CHART OF ACCOUNTS

Avatar
Sakariye

Asc,

ustaad waxa aan rabaa in aan ku waydiiyo waydiin ku saabsan Chart of Accounts-ka.

Account type-kiisu yahay: INCOME.  NAME KIISUNA YAHAY ; Billables Commission exp.

inaad ii sheegto  samaynta  uu keni Karo xisaabadkayga. ma waxa uu ka go i doonaa income kayga mise waa exp caadi ah.


maahdsanid.

Avatar
Discard
1 Answer
0
Avatar
Qasim Hirsi
Best Answer

Account-ka mar hadii account type-kiisu yahay Income wuxuu noqonayaa dakhli waxaanu ku biirayaa income-ka iyo profit-ka. Account-ka noociisa waxa go'aamiya Account Type-ka xaga uu account detail type kuna kaas uun sii xoojiyo , Account Name ku saamayn ma laha.

Avatar
Discard